Crosscare: Waxaanu bixinaa macluumaadka ku saabsan, Udoodid, Taageero iyo Daryeel ku salaysan xal u helidda Arrimaha Soogalaytiga ama Qaxootiga iyo Kuwa Megengelyadoonka ah:
- Sida dalbashada lacagaha caydha
- Rafcaan qaadasho iyo Guri la’aan ama arin keenaysa inaad noqotid guri la’aan
- Aarimaha caafimaadka
- Arimaha hoyga ee taageero dhaqaale u baahan
- Codsiga isu keenidda qoyska
- Dalbashada jinsiyada waddanka iyo waxii lamid ah.
Haddii aad tahay Soomaali oo aanad ku hadli karin luqadda Ingiriisiga fadlan la sooxidhii Rugta qaxootiga ee “crosscare’’, waxaay kuu diyaarisay Turjumaan loo tababaray inuu kaa caawiyo baahidaada gaarka ah.
Khamiis kasta: 2:00pm – 4:00pm, goobtona waa: 1 Cathedral Street, Dublin1.